Home > Terms > Somali (SO) > Koreper

Koreper

Guddiga wakiilada joogta ah ama koreper (qodobka 240 ee shaqeeynta heshiiska Midowga yurub ) waa maas'uulka ee diyaariya shaqada golaha Midowga Yurub. Waxa uu ka kooban yahay wakiilo ka imaada xubin ka ah gobolada ay la socoto xubint wadamada safiiradooda ee Midowga yurub iyo gudoominta Xubinta wadamada yurub kaas oo haysta guddiga madaxtinmada

0
Collect to Blossary

Member comments

You have to log in to post to discussions.

Terms in the News

Featured Terms

Irad Sawatech
  • 0

    Terms

  • 0

    Blossaries

  • 0

    Followers

Industry/Domain: Politics Category: General politics

Ralph Nader

Wuxuu dhashay 1934, Nader waa siyaasi Mareykan ah (Xubin Xisbiga Cagaaran ah), qoraa, qareen, laakiin ka sii muhiimsane waa dhaq dhaqaaqe siyaasadeed. ...